Warbixin Cusub ciyaaryahanka Sanadka ku guulestay Ballor di,or

 Xulka France ayaa ku guuleysanaayo sanadkaan Koobka adduunka iga qora 😄

K.Banzema







Waxaan halkaan ku sheegi doona 5 aqabadood

1=dhaxdoodi oo dhaawac ah 

2=Sanadkaan oo lagu soo daray Ciyaartoy cusub oo dhax iyo weerer,Difaacba 

3=in sanadkaan ay kacsin yihiin Xulalka qaarkood sida Argentin,Egland,jarmal,iwm

4=Xulalka Saladkaan loo saadilyey ayaa ku jiraan France 

5=Saladkaan ma ku guuleysan karaan ?

Waa su,aalo inta badani dadka iswaydiiyaan 

Post a Comment

0 Comments