Wararka maantay

Wefdiga Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamuud
ayaa hadda gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan halkaas oo uu ka bilaabanayo kormeerka uu ugu kuur galayo howlgalada xoreynta Khawaarijta ee ka socda dhul ballaaran oo ka tirsan Hirshabeelle iyo Galmudug.

Post a Comment

0 Comments